youngadults2
0

Taran

January 8, 2015

Taran Toddobaadba shaybaa caqliga, taallo ugu yaala Toddobaadba qawlbaa u taga, maanka tirinaaya Toddobaadba waayaha tarmaa, tanag kusii saara Toddoobaadba maluhuu tuntaa, taawi kugu ooda Toddobaadba melba ku tigan, tiiha kugu reenta Toddobaadba tigidhbaa u go’an, duun ka tegistaada Toddobaadba temminbuu I faray, toodibayo waano Anna heedhe taasaan murtida, kula tacaalaaye Hadba erey la ii…

MORE
power-of-silence
0

Aamusnidu Waa Hadal

January 8, 2015

Aamusnidu waa hadal Maalmuhu isniin iyo Axad iyo salaasiyo Arbiciyo mid weeyaan, Iyagay isku uruuro Hadba wiiga ugubiyo Bilo aadmi sheegtiyo Cimrigiyo awaashiyo Qarniyada amaamuda. Ayaamaha laftooduna Afarqaadka mirirkiyo Saacadaha idlaadiyo Sikin kaa ordaayay Abtirsiinta sheegtaan

MORE
download (1)
0

Soddon Iyo Sifir

January 8, 2015

Soddon iyo Sifir Subax iyo aroor hore Maalin ay salaasadu Tahay yawm lawada sugay Cadceedduna sideedii Sagal nuur ifaysoo Diigguna sidiisii Ciyay oo sannaadhoo Shinbiruhu sidoodii Sogsogtii dusheedii Subciyeen afkoodii. Subaxdaa lasoo kacay Dadku waxay ku seermeen Dusha ay ka saarmeen Laba dood isugu safan; Midi waa sabooloo Sifir weeeyi magacii Kakale-na Siciidoow Soddon weeyi…

MORE
0

Siyaasad Curri

January 8, 2015

SIyaasad curri Maxaa curri Land-ta jooga Dadkoo casar gaaban seexday intuu caanaha dhammeeyo Cad iyo hilibkana idleeyo Ciddii fashay goor la-yaabay Indhaha intuu soo caddeeyo Cakuye ku idhaa ma joogin Manaan cunin jiidh ayaamo Maxaa curri Land-ta jooga Markuu curri kale dilaayo Intuu afka uun ka caayo Rasaastiyo qoriga caaggan U dhiga wadhatada cadkooda Hadhaw…

MORE
music-thinking
1

Heesteydaay Laguma Qaado!

January 8, 2015

Heestaydaay laguma qaado Heestaydaay laguma qaado miisiga laxan laguma saaro lab iyo dhadig kuguma jaaso iblays hadba kuguma laabo lurkiyo danbigiyo dhibtiisa lilaahada kuguma seejo heestaydaay laguma yeesho ma lehe abid kuma lahaado nin lumay adi kuguma faylo fanaan libin kaama eegto hantida lacag kuguma doono laafyaha adi kuguma faano intuu xaqa danbi ku laaqo…

MORE
0d3ff42
1

Dheelmasho

January 8, 2015

Dheelmasho (12/12/2013) Dhanqalnaanta uurkaaga qaday, dhan u higgoodkaaga Dhafandhaaf ujeeddada la gabay, kala dhantaalnaanta Is xaq-dhawrka noloshaan ku dhafay, iinta dhagaraysay Fahan dhoofay maagguu dalbaday, dheygag ku hilaabtay Ku dhawaaqa erey aan damqaday, aahda dhinacayga Badhkaliyo in aad dhaaftaayoo, dhiiri kugu diiday Murugada sidii dhebi baxdee, qaylo dhuguc saydhay Dhul shishaan ka maansoonayaa, dhaawac kugu…

MORE
love_poem_400x400
0

Dhimasho Nool

January 8, 2015

Dhibic waa darroortoo Qorrax dheega saarnayd Ku dhirbaaxday muuqoo Lala dhacay fallaadhaha, Jeegaan ka dhalatiyo Neecaw ka dhabataay, Xasuustaadu dhudiyeey Way igu dhagtaayoo Ruuxii I dheehdaa Dhakhso way gartaayoo, Subaxdaan ku dhaashado Xaqiiq waan dhalaalaa ! Inaad tahay dhabeel iyo Qof dhamaysa Bilaneey Maxaan kuugu dhaartaa ? Dhanka bidix wadnaha yaal Inuu dhiig la tuuriyo…

MORE
S
0

Bandhiggii Boorama

January 8, 2015

Munaasabad balaadhan oo uu soo agaasimay Naadiga bandhiga cilmiga iyo caqliga ayaa xalay lagu qabtay hoolka civil centerka ee jaamacada camuud. Munaasabadan oo lagu maamuusay Abwaanka da’da yar ee Yaxye Yeebaash ayaa lagu bandhigay suugaanta muga leh ee abwaankan da’da yar. Munaasabadan oo uu furay Gudoomiyaha Naadiga Bandhiga Cilmiga Iyo caqliga Mudane Maxamed Cumar Cismaan…

MORE
Somali refuge seekers sleep on the beach of the southern Yemeni town of Ahrwar
0

Boqool

January 8, 2015

Boqool Barqo hore salaadii Anigoo bar joogoo Nimcadiisa boqorkay Ku bannaanbaxaayoo Baraad li’ ku noolbaa, Midaan beri aqaanoon Kubbaddiyo baloonida Beryo dheelnay waayoo Gubanaaya bayloo Burqanaaya ii yimid Salaan iyo bariidada Barxaddii midkaayaba Ku guddoomay baal oo Warku waa ballaysime Igu yidhi “bil-dhaladoow Dalkii wuu bustooboo Boodh iyo kulayl iyo Basanbaas abaar iyo Wuu bisaarad…

MORE
548598_175005712636100_1840358299_n
1

Farsamo

January 8, 2015

Fooraha gugoo soo curtiyo, feded la jaanqaaday Cirka oo daruuraha fudfuday, waqal kasoo faytay Fallaadhaha cadceedo ku dhacay, dhibic firaynaysa Jeegaanta bari foof ku timi, midab ku feeraaray Mahiigaan toggaasoo fatahay, daadka falaqleeyay Foodhidu hadday joog u tahay, ruuxa dhaga fiiqan Gabaygani farriinbuu u yahay, gaarri fahan dheere Feedhaha dhexdoodiyo hankaan, kuu fadhfadhayaaye Figta sare…

MORE
IMG_0045
0

Bandhaggii Burco

January 8, 2015

Naadiga Halkaraan oo xalay madal loogu magac daray Habeenka HALKARAAN IYO HAL ABUURKA HIR GALAY ku casuumay Abwaan yaxye yeebaash. Munaasibadan oo ahayd munaasibad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen xooghayaha gobolka togdheer Cabdiraxmaan aadan ibraahin iyo ku xigeenka duqa degmada burco Muxumed xasan jaamac xoday, Xildhibaan Cabdi laki xasan nur, xildhibaan mubaarig yuusuf cilmi…

MORE
1234208_442149502570350_1899729350_n
0

Hilaado

January 8, 2015

HILAADO Waa habeen habeenkii Hebeloow dadkoo yidhi Dibnahaygu hee iyo Haa toona kari jirin Waa habeenhabeenkii Halkasaacomiririyo Hankakaabsifarasiyo Hardafyaacijirayee Hawolaydhanoqonjiray Waa habeenhabeenkii Hiilkaygunoqonjiray Xarafraacaheestiyo Habkaqaabdheceediyo Godkaheelladaydiyo Hal-haleelkaereyada

MORE